first lady
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
first lady
/ferest-laydhi/ (n) marwada madax-weynaha.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
Marwada Madaxweynaha
(n) the First Lady (ferest leeydhi)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
Murwada Madaxweynaha
(n) the First Lady (ferest leeydhi)
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
first (adj)
his hardhi yeri
ugu horrayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
first class
/ferest-kalas/ (adj) heerka-koowaad, heerka ugu fiican uguna qaalisan ee lugu-safro ama dhanbaal lugu-diro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
firstly
/ferstli/ (adv) ugu-horaynba.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
first aid
(n) emergency treatment administered to injured or sick persons before professional medical care is available.
gargaar degdeg ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
first aid
/ferest-eydh/ (n) gar-gaarka deg-degga ah.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
First Aid
Gargaar Dhaqsada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
first name
/ferest neym/ (n) magaca qofka (magaca-koowaad). e.g. Mr. Said's first name is Abdi-hakim.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
first floor
/ferest-faloor/ (n) dabakha koowaad
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
fistula
(n) an abnormal passage or communication, usually between two internal organs, or leading from an internal organ to the surface of the body.
dhuun aan caadi ahayn u dhaxaysa laba (halbowle) ama hubna gudaha iyo jidhka korkiisa
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
fiistola
m.l (-layaal, m.l/dh) Isudalooshamid aan caadi ahayn ee labo xubnood oo uurkujirtada ka mid ah ama xubin jirka dibeddiisa.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
fiistola
m.l (-layaal, m.l/dh) Isudalooshamid aan caadi ahayn ee labo xubnood oo uurkujirtada ka mid ah ama xubin jirka dibeddiisa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
first-hand
/ferest-handh/ (adj) gacantii-koowaad ah, sida hadal meeshuu kasoo unkamay laga soo ogaaday. e.g. first-hand news.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
first-rate
/ferest reyt/ (adj) heer-sare, aad u-fiican
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
thirsty (adj)
giiweni
harraadsan